Lix sanno ayaa u raaca labaatanka, qurux ayaa u raacda maskaxda, laydh diirran ayaa u raacda qorraxda, Magaceedu waa Najax. Madaxa maro cawl ah ayaa si khafiif ah ugu dul goglan, hoos marka ay u soo dhaadhacdo ayay dhex gashaa midabka guduudka ah ee …