Showing posts from 2023

Qiso Dhab Ah Oo Jacayl Ah ....

Lix  sanno ayaa u raaca labaatanka, qurux ayaa u raacda maskaxda, laydh diirran ayaa u raacda qorraxda, Magaceedu waa Najax. Madaxa maro cawl ah ayaa si khafiif ah ugu dul goglan, hoos marka ay u soo dhaadhacdo ayay dhex gashaa midabka guduudka ah ee …

Shekooyinka Dadkii Gulaha Gaadhay Oo Dhiiri Galin Leh

Qaybtii 4aad           Sheekada Dhiirigalinta leh ee Larry Swilling Waligaa Ma u malaysay in hadafyadaadu ay yihiin qaar aade u adag oon la gaadhi karin? Waliga ma istidhi inaad aad uga waynaatay waqtigii aad hadafyadaada gaadhi lahayd? Walig…

Sheekooyinka Dadkii Guulaha Gaadhay Oo Dhiiri Galin Leh

Qaybtii 3aad                         Sheekadii guusha ee Coca-cola Uma malaynayo inuu jiro qof aduunka ku nool oon wali maqal sharaab coca  cola la yidhaa. Cocola waa shirkad sharaabka soo saarta oo lagu qiyaasay  hantideeda in ka bada…

Sheekooyinka Dadkii Guulaha Gaadhay Oo dhiiri Galin LeH

Qaybtii 2aad.........             Sheekadii  guusha ee Oprah Winfrey Ma Waxaad Ku Nooshahay Nolol Adag?Sheekadii Ma u malaynaysaa in noloshaadu adagtahay? Ma u malaynaysaa in aanad guulaysan karin sababtoo ah faqiir baad tahay?  Ama sababtoo ah malihi…

ILLAYN WAAN RIYOONAAYEY

Qaybtii 2aaad  Gurigannagii baan imaaday. Waan waysaystay arbaan tukadday salaaddii duhur. Qadadii oo iii sii diyaarsanayd baan ku riday. Daal badan oon iska dareemay aawadii, hurdaan ka galay. Casar gaabadkii baan toosay, saa m…

Shekooyinka Dadkii Guulaha Gaadhay Oo Dhiiri Galin LeH

Sheekadii guusha ee Morgan Freeman Sababta dad badani uga aaminsan yihiin fikir qaldan guushu waa iyagoo arka  uun natiijada ugu dambaysa ee shaqo adag oo uu qof soo qabtay, isla  markaana umaleeya inay nasiib ahayd.  Wali ma maqashay sheekada…

ILLAYN WAAN RIYOONAAYEY

H amigayga kuma qaban waad is baranaysaan, oo aad wada kaftamaysaan, iska daa waad isjeclaanaysaan e, Habboon. Qaadan waa’ iyo yaab bay igu noqotaa jeer kasta oon xasuusto sidii kediska ahayd ee aan isku baranay. Muddo 8 bilood ah oo anu isku fasal ah…

Hogaami Naftaada

Maanta oo ah waqtiga, saacadda, bisha iyo sanadka... Ka bilow fahanka iyo hoggaminta naftaada Kobcinta iyo kor u qaadista naftaada U hiilinta naaftaada iyo nafaha kale U sahantagga noloshaada iyo mustaqalkaaga Inaad soo raadiso sahaydii noloshaada Fi…

Dhaqanka

Waa maxay dhaqan? Dhaqan waa aminaad iyo caadooyin hab-nololeed oo ay umad gaari ahi leedahay. Dhaqanku waa astaamo ay leeyihiin umad gaar ah, kuna daaran hawl-qabadyadooda ay qabtaan iyo nolasha caadiga ah taasi oo a…

Load More
That is All