Showing posts from March, 2023

ILLAYN WAAN RIYOONAAYEY

H amigayga kuma qaban waad is baranaysaan, oo aad wada kaftamaysaan, iska daa waad isjeclaanaysaan e, Habboon. Qaadan waa’ iyo yaab bay igu noqotaa jeer kasta oon xasuusto sidii kediska ahayd ee aan isku baranay. Muddo 8 bilood ah oo anu isku fasal ah…

Hogaami Naftaada

Maanta oo ah waqtiga, saacadda, bisha iyo sanadka... Ka bilow fahanka iyo hoggaminta naftaada Kobcinta iyo kor u qaadista naftaada U hiilinta naaftaada iyo nafaha kale U sahantagga noloshaada iyo mustaqalkaaga Inaad soo raadiso sahaydii noloshaada Fi…

Dhaqanka

Waa maxay dhaqan? Dhaqan waa aminaad iyo caadooyin hab-nololeed oo ay umad gaari ahi leedahay. Dhaqanku waa astaamo ay leeyihiin umad gaar ah, kuna daaran hawl-qabadyadooda ay qabtaan iyo nolasha caadiga ah taasi oo a…

Fikir Oo Hodon Noqo

Dahabkii Oo Saddex Tallaabo Loo Jiro. Mid ka mid ah waxyaalaha ugu waawayn ee guuldarrooyinka keena waa in uu qofku quusto marka dhibaatooyinku ka adkaadaan. Qof walba khaladkaan mar ama labo waa gaystay, waana uu ka qoomameeyaa. Nin R. U. D…

Hanashada Guusha Nolosha

Nolosha qofka ibna adamka ah waxay ku salaysan tahay waxyaalo aad u badan. Sidaasi oo ay tahay qof walba oo ku dul nool gagida aynu ku dul uumanahay wuxuu ku taamaa oo uu jecelyahay in uu helo nolol aad u macaan isla markaana leh dhud iyo dhadhanba.…

Sheekooyin Qosol LeH

Xasuustii Nabiga Maalin ay ku soo began tay nebiigeennii suubbaana ayaa waxaa la sameeyay qado balaadhan oo maalinta faraxa ah ay il-yartu is qabatay oo miskiin iyo maal- qabeenba ay isuguyimaa…

Habeenkii Madoobaa {part 3}

baadhistii dr.calaa ` …Waxa uu bilaabay (dr.calaa`) baadhista caruusadda isaga oo isku dayaya badbaadinta nolosheeda…  (Khaalid) iyo walaalkii (Haani) xaggan ayay ducada dudubinayaan, iyaga oo ilaahay wayd…

Isku-Filnaansho

Badal hab fikirkaaga Dunidan aynu joogno waxaa ku nool 7.6 billion dad ah, dhamaantoodna waxa ay har iyo habeen ugu jiraan mid is og iyo mid aan is ogeynba la dagaalanka nolol maalmeedka iyo qof walba sidii uu …

Habeenkii Madoobaa { part 2}

Caruusaddii lagaran waayey Khaalid iyo walaalkiisii ka yaraa gaadhigii ayaa ay ka soo dageen waxaanay hoos u eegeen qofka ay jiidheen, waxana ay xaqiiqsadeen inuu yahay gabadh xidhan dharkii arooska. Mar keliya ayaa ay…

Habeenkii Madoobaa {part 1}

kulankii waaberiga   Markay saacaddu maraysay 3:00 habeenimo waxaa ka soo baxay bangalo ku taal xaafadda cajm ee magaalada idkandarya wiil dhallin yar ah oo soo jiidasho leh, waa dheeryahay, waxa uu leeyahay jidh dhisan oo …

Aragtida Biyo-Baxa Degdega: Sababaha Iyo Daawaynta

Waa maxay biyo-baxa degdega? Qeexidda Samiik: Biyo-baxa degdega ah oo afka caafimaad ka loogu yeedho * Premature Ejaculation*, waa xaalad dhibaato badan oo lasoo gudboonaata bulshada kol kay galmo sameenayaan. In kastoo qiyaasta muddada…

Sheekooyin Qosol LeH

1. S haxaadka Nin maamuuladii soo maray dalka ka ahaa agaasimeguud amaba “DG”ee wasaarada war faafinta ,ayaa niman ay saxiib ahaayeen u shaxaad doonteen,markaa isagaa oo xalaadii…

Suuqa Kala Iibsiga ciyartoyda ......

Tottenham Hotspur ayaa tababare Julian Nagelsmann oo laga caydhiyay Bayern Munich ka dhigatay bartilmaameedkeeda koowaad ee ay ku bedelayso Antonio Conte oo kasii socda. ( Football Insider ) Spurs ayaa doonaysa inay wadahadalo la yeelato Nagelsmann oo…

Sirta Guusha {Qof Han-Yar Ma Han-Qaado}

Guushu way macne badan tahay, mana laha qeexitaan u gaar ah oo la isku raacay, waxayna dhacdaa xayndaabyada kala duwan eenolosha sida qoyska, waxbarashada, ganacsiga,siyaasadda, shaqada, xiriirka bulshada, diinta iyodhaqanka. Taasi waxay keentay in…

Load More
That is All